Gudiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo ku sugan degmada muudiye (Daawo sawiro)

Gudiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo uu hogaaminaayo Eng Faarax Mohamud Yusuf  ( Dooxajoog ) oo mudooyinkaan ka waday mashaariic horumarineed deegaanada gobolka Raascasayr ayaa maanta gaarey degmada muudiye ka dib booqosho ay ku joogeen degmada Taageer   oo ka mid dagmooyinka Gobolka Raascasayr .

Gudiga ayaa waxay mashaariic horumarineed ka bilaabeen asbuucii hore Dagmada Baargaal halkaas oo ay dhagax dhiigeen dhismayaasha Jaamacad , Xarun ciidan , Cuspital wayn oo ay yeelanayso dagmada Baargaal .

Gudiga ayaa waxay sidoo kale ku soo marayaan safaro guud ahaan deegaanada Gobolka Raascasayr kana soo hirgalinayaan dhisida rugaha adeegyada bulshada deegaanada lehna tayactir lagu samaynaayo  waxaana sidoo kale ay u dhisayaan dagmooyinka gobolka Raascasayr maamulo .

Marka ay kasoo laabtaan saforkooda degmada muudiye waxaa la filayaa in ay dib ugu soo laaban doonaan degmada baargaal,ka dibna ay usii boqlooli doonaan dhinacaas iyo degmada caluule.

Soo dhawayntii wafdiga

Shacabka reer muudiya oo u xog waramaya wafuda  horumarinta degaanka raascasayr

Raadaalka degmada baargaal ee lagu ilaaliyo xeebaha degaanka,kuna yaal qarka gumaayo ama buurta gumaayo

allcaseyt.net

1 Comment

Filed under NEWS

One response to “Gudiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo ku sugan degmada muudiye (Daawo sawiro)

  1. waxaan aad ugu faraxsanahay hormarka aywadaan wufuuda iyo dhalinyarada reer caseyrlan maadaama aan mudo 22sano ah aan dib udhacnay waxaan doonaynaa inaan maanta boorka iska jafno oo meesha iska qaadno waxna dadka la qaybsano waxaana leeyahay hawsha siiwada oo haka daalina guuuuuuuuuul guuuuuuuuuuul

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s