Godomiyaha Gobolka Mudug Oo Dhaliil Ujeediyay Ganacsatada Gobolka Mudug.

Godomiyaha Gobolka Mudug Col.Axmad Cali Salaada ayaa dhaliil xoogan u soo jeediyay ganacsatada Gobolka Mudug.

Waxaa uu ku dhaaliilay in aysan sidii loogu baahnaa uga qaubqaadan ugurmadka dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku dhaqan deegaanada Gobolka Mudug.

Col.Axmad ayaa sheegay in ganacsatada Puntland gobolada kale ugurmadeen deegaanada ay abaaraha kajiraan balse ganacsatada Gobolka Mudug gaabis badan kujiro.

Waxaa uu ku baaqay kulan dag dag ah oo ay ganacsatada isuguyimaadaan kaa oo loogu arinsanayo sidii garab loo siinlahaa dadka ay abaaraha saameeyen.

Ugu danbayn Godomiyaha ayaa ugu baaqay shacabka Puntland dal iyo dibad in gurmad ay ufidiyaan shacabka dhibaataysan oo ay abaaraha saameyen.

allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s