Waa inaynu ka qayb qaadanaa dhismaha Bilaal Axmed University ee Gobolka Raascasayr

Waa Markii ugu horeysay taariikhda oo jaamacad laga hirgaliyo gobolka raascasayr jaamacadan oo ay dhagax dhigeen ayna Fekerkeeda lahaayeen Aqoonyahano Xilkas ah oo u dhashay gobolka Raascasayr madaxa horumarka gobolka Raascasayr Eng Farah Mohamuud Yusuf( Dooxajoog) ayaa waxa uu isbuucaan dhagax dhigay jaamacad  BILAAL AHMED degmada baargaal ee gobolka Raascasayr jaamacadan ayaa ka mid noqon doonto Jaamacadaha Waaweyn ee ka jira Wadanka Maadaama uu gobolka Raascasayr uu ka mid meelaha ugu xadaarada fog ayna ku noolyihiin papulation aad uu badan  hadaba jaamacada Bilaal University ee la filayo in dhismaheedu mar dhow ka bilowdo degmada baargaal ee gobolka Raascasayr ayaa waxa lagu baran doono kuliyado badan iyo qaab casri ah  hadaba hadii ay qurbo joogtu iyo ganacsata deegaanka raascasayr ay talaabo fiican horay u qaadan ayna dhamaystiraan dhismaheeda ayaa waxaa la rajaynayaa in jiilal kaamil ah ay ka qalanjabiyaan kuliyadaha  Bilaal Ahmed University hadaba sidaas daraaded dhamaan dhalinyarada iyo wax garadka iyo aasaasayaasha jaamacadan ee Gobolka Raascasayr waxa ay baaq u dirayaa dhamaan inta jecel horumarka waxbarashada   gaar ahaan dadka ka soo jeeda degaanada raas casayr inay ka qayb qaataan guulaysashada dhismaha jaamacadatan qof walbana waa inuu uga qaybqaata waxa awoodiisa ah

Eng Abdalla Mohamed Mohamuud
Allcaseyr.net

1 Comment

Filed under NEWS

One response to “Waa inaynu ka qayb qaadanaa dhismaha Bilaal Axmed University ee Gobolka Raascasayr

  1. Maxamed Ibrahim

    Waa Guul U soo Hoyatay Dhalinyarada Degaanka ,
    Waana Rajo usoo Ifbaxday Ardayda Hada Dugsiyada iyo iskoolada Degaanka Rascasayr iyo Dhamaan Degaanka La deriska Ah ,

    Waana Wax LA xasuusan Doono maalin maalmaha kamid ah . anaguna hadaanu nahay Dhalinyarada degaanka waxaan la garab taaganahay hiil iyo hoo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s