DKMG iyo Shabaab oo caawa dagaal xoogan ku dhexmaray Muqdisho

Dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG Somaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa caawa waxaa ay ka dhaceen degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir.

Dagalkaan oo ahaa mid aad culus islamarkaana bilaabwady wixii ka dambeeyey salaadii maqrib ee caawa ayaa waxaa la sheegay inay qarxeen kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa Xarakada Al Shabaab weeraro ay ku qaadeen fariisimo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin xaafado ku yaala degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir.

Dagaalka ayaa waxaa uu si xoogan ugu dhacay nawaaxiga Isgoyska Debka ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada Shabaab gaar ahaan ciidamada Uganda iyo kuwa Burundi iyo sidoo kale guriga shaqaalaha oo iyana ay daganyihiin ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Macadda qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi oo mudo socday hase ahaatee wali waxaa ay ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab ay is weedaarsanayaan rasaas culus iyo Madaafiic aan la’ogayn qasaaraha ay gaysteen.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s