Waftigii uu horkacayey Madaxweyne Faroole oo maanta kusoo laabtey Dalka

Waftigii uu horkacayey Madaxweyne Faroole ayaa maanta kusoo laabtey Dalka, ka dib markii ay soo dhameysteen booqasho shaqo oo ay in mudo ah ugu maqnaayeen Talyaaniga iyo Itoobiya.

Wararkale oo aan si hoose u helney aanse rasmi aheyn ayaa noo sheegey in Madaxweynuhu ilaa isniinta uu u safri doono Dalka Kenya , halkaasoo uu ka dhici doono shir looga hadlayo arimaha Soomaaliya.

Dhinaca Madaxtooyada ilaa hada warkaan ku saabsan safarka Kenya nalookama xaqiijin.

allcaseyr.net

 

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s