Gudiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo ku fool leh Dagmada Taageer

Gudiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo uu hogaaminaayo Eng Faarax Mohamud Yusuf  ( Dooxajoog ) oo mudooyinkaan ka waday mashaariic horumarineed deegaanada gobolka Raascasayr ayaa lagu wadaa inay u kicitimaan dagmada Taageer oo ka mid dagmooyinka Gobolka Raascasayr .

Gudiga ayaa waxay mashaariic horumarineed ka bilaabeen asbuucii hore Dagmada Baargaal halkaas oo ay dhagax dhiigeen dhismayaasha Jaamacad , Xarun ciidan , Cuspital wayn oo ay yeelanayso dagmada Baargaal .

Gudiga ayaa waxay sidoo kale ku soo marayaan safaro guud ahaan deegaanada Gobolka Raascasayr kana soo hirgalinayaan dhisida rugaha adeegyada bulshada deegaanada lehna tayactir lagu samaynaayo  waxaana sidoo kale ay u dhisayaan dagmooyinka gobolka Raascasayr maamulo .

Gobolka Raascasayr ayaa ah mid ay dawlada Puntland ka gaabisay oo aysan waxba ka qaban horayna aan u lahayn  Maamul .

Allcaseyr.net

Roma

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s