FAALO: NIDAAMKA FEDERALISMKA IYO RASCASAYR

Dad badan Baa wayahan Wax qoraayay , oo Shabakada Internetka Uadeegsanaayay si ay fikirkooda U faafiyaan oo dadka kale u gaarsiiyaan, Qorayana Faalooyin aan ku tilmaami Karo Wax layska Xarxariiqay ,Maxaa yeelay Faaladu Qiimo iyo sharaf midna ma yeelato haddii ayqorshe ku dhisnayn oo inta aan wali la billaabin Laga Doodinmawduucii laga Qori Lahaa iyo meeshii looga Warami Lahaa .
Waxaa dibada u soo baxay isla markaana si baahsan u soo shaac baxayMaamulka / Gobol ras casayr ee looga Dhawaaqay Maalmihii LasooDhaafay Degmada Baargaal , Kadib Markii uu shir ugu DhamaadaySiyaasiyiinta , Qurbajoogta , Degaanka Calbari Iyo Laasosurad
Arintaasi oo ay dadka wax indha indheeyaayi ku tilmaameen talaabomuhiima oo lagu horumarin karo Degaanka Rascasayr , Laguna Saari kariCadaadis Maamulka Dawlada Puntland Hadii Ay Danaynayso Gobolkaas In AyWax U qabato .
Xaga Kale Dadka Qaarkiis Ay U qaadeen In reer Ras Casayr Ay La jaanqaadaayaan Talaabada Ay walaalahood Soomaaliyeed Isbadalka Kuraadinaayeen oo waxa meelo badan lagaga dhawaaqay maamul goboleedyoleh Magacyo kala duduwan sida. Galmudug hiiraanland, Jubba Land ,Maamul Goboleedka Maakhir , central somalia iyo qaar kaloo badan
Dad Kamid Akhristayaasha Maqaalkan Baan aaminsanahay inay DhihiDoonaan , Bal Fiirsha Ninkan Geela markii loo heeso buu
goronyo uheesaa , Balse Waa aragti loo Baahanyahay in Laga doodo
Waax Kale oo Dadka Qaarkiis afkooda Aan ka Maqlaa , Markaan Ka Agdhawaado meelaha Fadhi Kudirirka , “ Beel Goostay “ , oo ay Su’aashuTahay Beeli Ma goosankartaa oo Maamul U gaara ma samaysan Kartaa ?
ugu dhambeyn hadal deyn meyno walow aan ogahay in badan oo iga aragtiiyo aqoon badeni Ay ka Hadli doonaan aragtidooda ,
Wabilaahi Tawfiiq
Maxmed Ibrahim Axmedruunyo@live.com

1 Comment

Filed under MAQAALO

One response to “FAALO: NIDAAMKA FEDERALISMKA IYO RASCASAYR

  1. waan soo dhawanaynaa maamulka raascasayr waayo reer walaba wxa uu xaq uleeyahay in uu is maamulo, sabtoo ah waxaan ku nacnay maamulkii siyaad bare in uu meel kaliya la dhiso dadka intiisa la ilaawo maamulkii inyusuf yeey saas ayuu ahaa kan faroolana waas ama waakaliitaa garoowe ayaa la dhisayaa dadka intiisa kale ayaan wax loo qaban miyaa waxaan hadal kaayga ku soo koobayaa reer walba xa is xukumo maamul hasamaaysto ka dibna hala isku yimaado yuunu jirin ciil qab

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s