Duqa degmada Boosaso Oo ka Hadlay Sababaha Loo Hakiyay Dhismaha Wadadii Laamiga Ah

Waxaa Hakad la Galiyay dhismihii Wadada Laamiga ah ee Laga Waday magalada Boosaso Ayaa Waxaa sababaha Loo hakiyay Ka Warbixyay Duqa Degmada Boosaso.

Maxmuud Farax Beeldaje Duqa degmada Boosaso ayaa sheegay in Sababaha loo joojiyay Laamiga ay tahay ka dib markii Cilad Ku Timaaday Booyadii laamiga Karin jirtay ay Cilad Ku Dhacday.

Duqa ayaa sidoo Kale Sheegay in Dhawaan La Bilaabi doono Laamigaasi Iyadoona ay Wadada ku soo Jirto Booyad Cusub oo Laamiga Karin Doonta Taasi oo Maamulka Uu Soo iibiyay.

Dhinaca kale Wadada Lamiga ah dhismaheeda la Hakiyay ayaa Haatan Waxaa ilaaliya Ciidamda Dawlada Hoose oo Ka Waardiyeeya Socodka Dadka iyo Gaadiidka.

Arimaha Dayactirka Laamiga ayaa Waxaa ay Ku Soo beegmeysaa iyadoo maalintii shalay Burburin Lagu Bilaabay Dhismaha Dawlada Hoose ee Boosaso Taasi oo ay iska Kaashadeen UNHAPITAT iyo Dawlada Hoose ee Boosaso.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s