Safarki Waftigi Qurba joogta Gobolka Raascasayr iyo Laasasurad (Sawiro )

Waxaa u kicitimay Gobolka raascasayr Wafti qurba joog ah oo ka kal socday daafaha dunida waftigaan ayaa waxay socdaalkooda ka bilaabeen Magaalad dhuurbo ee ah magalada uu ka bilowdo gobolka Raascasayr .

Waxaa loogu soo dhoweeyay si heer sare ah waftiga waxayna uga si gudbeen Dagmooyinka kale ee gobolka hadaba allcasayr.net oo wax ka waydiiyay safrkooda iyo sida loogu soo dhoweeyay deeganaada gobolka Raasacsyr mid ka mid ah xubnihi halkaas maraayay  ayaa noo sheegay in si heer sare ah ay u soo dhoweeyeen shacabka Raascasayr .

Waftigaan ayaa waxay Mareen Maglooyinka  Dhuurdho , Murcanyo , Xabbo , Caluula , Bareeda , Tooxin , Baargal oo uu ku ekaa safarkoodu .

Waftiga ayaa ka war bixiyay sida ay isbadal iyo wax qabad ugu baahan yihiin shacab waynaha ku dhaqan Deegaanada Gobolka Raascasyr .

Waftiga qurba joogta ayaa waxay safarkooda ku soo gabagabeeyeen Magaald Baargaal oo uu ka dhacayay shirwaynaha Beelaha Siwaaqroon .

Allcaseyr.net

Roma

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s