Nabadoon Xuseen Bali dude oo Caawa gaalkacayo Lagu dilay

Waxaa Caawa magaalada galkacayo ee xaraunta gobolka Mudug ayaa salaadii cishe kadib lagu dilay  nabadoon xuseen cali dude oo, ahaa nabdoon caanka,ah magaalada galkacayo , nabdoonka ayaa waxaa lagu dilay masjid lagu magacaabo misjid al ranadaan oo ku,yaala magaalad galkacayo,

Dilka Marxuum xuseen ayaa waxa warbaahinta  u xaqiijiyey nabadoon yuusuf oo ah nabdoonada gobolka mudug wuxuuna  sheegay in xiliga nabadoonka ladiyey waxyar ka,hor ay kalatageen.

Dilka marka Marxuumka oo ka dhacay meel aan ka fogeyn Masjidu Ramadaan ee xaafada Garsoor ayaa waxaa lacadeeyey in kooxo hubaysane a.y rasaas ku fureen marxuumka oo isla goobta ku dhintay.

Waxaana maalmahan ka jiray magaalada gaalkacayo dilal qorshaysan oo lala eeganaayo dadka Birmageydada magaalada.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s