Qurba joogta gobolka Raascasayr oo dhaqdhaqaaqyo horumarineed ka bilaabay Gobolka .

Qurba joogta Deegaanada Gobolka Raascasayr iyo Dagmada Laasasurad ayaa ka bilaabay shaqooyin lagu horumarinaayo gobolka  Raascasayr Dagmada Baargaal .

Qurba joogtaan ayaa ah kuwo ka kala yimi daafaha dunida waxayna ka qayb galeen shirwaynihi Beelaha siwaaqroon ee ka dhacay Baargaal.

Qurba joogta ayaa ka bilaabay ka hirgalinta deegaanada gobolka raascasayr Rugaha adeegyada Bulshada sida Rugaha Caafimaadka , Rugaha Waxbarashada , Habaynta wadooyinka ay dadku adeegsadaan  iyo qaybaha kale ee bulshadu u baahan tahay .

sidoo kale waxaa dhowaan la dhisayaa Maamulada dagmooyinka Gobolka Raascasayr .

allcaseyr.net

Roma

2 Comments

Filed under NEWS

2 responses to “Qurba joogta gobolka Raascasayr oo dhaqdhaqaaqyo horumarineed ka bilaabay Gobolka .

  1. tala bixiye

    waxay igula fiicantahay in magac gobolka lagu soo koobo casayr oo laga reebo raas maxaa yeelay raasicasayr waa meel magaceed laakiin casayr waa dhul balaaran

  2. waa fiicantahay haday wax bilaabeen laakiin mala hubaa arintaas

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s