Isku aadka naadiyada cayaaraaya Champions League ee usoo gudbay 8da

waxaa dhacay isku aadka copka  Champion League waxayna isugu aadeen Sideeda kooxood ee u soo gudbay wareega 8da sidan .

Inter Vs Schalke

Barcelona Vs  Shakhtar

R.Madrid Vs Tottenham

Chelsea Vs Man, United

Sideedaan naadi ayaa ah kuwa  usoo gudbay wareega   Quarter-finals waxaayna dhacaayaan cayaarahaanu  April 5/6  is araga labaad ayaa dhacaaya April 12/13  waxaana halkaas ku soo haraaya afarta naadi ee iaygu soo badiya una soo baxa  Semi-finals .

Waxa ay ka socdaan wadamada kala ah

England sadex naadi Chelsea , M, United , Tottenham

Spain Labad Naadi , Barcelona , Real Madrid ,

Italy Hal Naadi , Inter Malin

Germany Hal Naadi Schalke

Ukrian Hal Naadi Shakhtar

Copkaan Champions League ayaa waxaa  qaaday sadankii la soo dhaafay kooxda Inter Milan ee ka dhisan wadanka talyaaniga waxayna ka qaadatay kooxda Bayern munich oo ka dhisan dalka Germany isla sanadkana ay ka reebtay Copkaan  .

Kala soco allracey Faaqidaada Cayaara aduunyada

Allcaseyr.net

Roma

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s