Dooxada Shabelle iyo Shabaab oo dhaq dhaqaaqyo ka wada Ceel-gaal

Waxaa dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo xiisado dagaal laga dareemayaa deegaanka Ceel-gaal ee duleedka magaalada Baladwayne ee Xarunta gobolka Hiiraan oo ay ku dagaalameen ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle iyo ciidamada dowladda Xarakada Al Shabaab.

Kadib dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle iyo kuwa Xarakada Al Shabaab ay shalay ilaa iyo xalay ay ka dhaceen deegaanka Ceel-gaal ee duleedka Woqooyi ee magaalada Baladwayne ayaa hadda waxaa halkaasi waxaa laga soo sheegayaa inay jiraan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan dhinacyadii halkaasi ku dagaalay.

Sidoo kale waxaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa iyana sidoo kale waxaa ay ka jiraan Isgoyska Kalabayr oo ay wdaan Ciidamo Ethiopian ah oo ku sugan Isgoyskaasi, waxaana jirta cabsi xoogan oo laga qabo in mar kale uu deegaanka Ceel-gaal ka qarxo dagaalo u dhaxeeya ciidamada Shabaab iyo kuwa Dooxada Shabelle.

Gudoomiyaha Xarakada Al Shabaab ee gobolka Hiiraan Sheekh Yuusuf Cali Ogaas oo shirjaraa’id ku qabtay magaalada Baladwayne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay guulo ka gaareen dagaaladii ay la galeen ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle.

Dagaaladii saacidiihi ugu dambeeyay ka dhacay deegaanka Ceel-gaal ayaa saamayn ku yeeshay dadkii rayidka ahaa ee ku suganaa deegaankaasi, waxaana qaar ka mid ah dadka ay bilaabeen inay isaga barkacaan halkaasi maadaama ay kusoo noq noqdeen dagaalo u dhaxeeya ciidamada Shabaab iyo Maamulka Dooxada Shabelle.

1 Comment

Filed under NEWS

One response to “Dooxada Shabelle iyo Shabaab oo dhaq dhaqaaqyo ka wada Ceel-gaal

  1. Attention:………..

    My Name is Mr Bright Ayiku from Africa Accra Ghana
    I am a gold sellers here in Africa Accra Ghana,I represent Gold Miners from Benin and Togo.I have 1000 to 1500 Kg for sale now.

    I can ship to any country throughout the world provided that the buyer is serious with me.I have negotiable procedure/price both on FOB

    My Price is 32,000 per kilo
    Purity: 93%
    Fineness:23.50
    Your question/Inquiry is welcomed.

    Contact Info:
    Email;BRIGHTBULKY1@GMAIL.COM
    Name;Mr Bright Ayiku

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s