Dhulgariir tsunami wata oo ka dhacay Jaban (Sawiro )

japan.jpg

Dhul-gariir ba’an oo lagu qiyaasay tii ugu sarraysay taariikhda dalka Japan ayaa ka dhacay dhinaca Waqooyi Bari ee Japan, waxanu gaadhey heer ah 8.9 qiyaasta Richter. (Magnitude)In ka badan 60 qof ayaa ilaa hadda la soo sheegay inay ku dhinteen, dhaawac fara badanna geystey. Waxa kale oo la laayay markab sidey dad ilaa 100 qof gaadhaya oo mawjadihii badda ee dhul gariirku kiciyey la tegeen.

ss-110310-japanquake-06_2grid-9x2.jpg

Waxa kale oo burburay hanti iyo dhismayaal aad u fara badan, magaalooyin, iyo dhul-beereed ku yaalla degaanka Sandai. Waxa kale oo gubtay warshado wax sifeeya, iy cabsi laga qabo dhaawacyo soo gaadhay warshado Nuclear ah. Ilaa haddase lama soo sheegin wax shucaac ah oo nuclear ah oo faafay.

ss-110311-japanquake-01grid-9x2.jpg

Dhibaatada kale ee dhul-gariirkani abuuray waxa ka mid ah kacdoon xagga badda ah oo u dhigma duufaannadii Tsunami oo khatar geliyay xeebaha dalal badan oo kale.

ss-110311-japanquake-21grid-5x2.jpg

Waxa kale oo haatan lagu dhawaaqay xaalado degdeg ah iyo digniin saamaynta Tsunnaamidan cusub ee dalalka kale ee ay ka mid yihiin Australia, New Zealand, Phillipines, Indonesia, iyo xataa kuwa Jasaairka badweynta Pacific, gobolo ka tirsan Marayanka, iyo Latin America

ss-110311-japanquake-22grid-8x2.jpg
4234660615.jpg
phpsjzwwlls-house-and-buildings-ablaze-yamada-town.jpg
phpxoiyjdjapan.jpg

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s