Shirweynaha Beelaha siwaaqroon oo maalinti labaad galay iyo gudiyo looga dhawaaqay

Waxay maalinti labaad galay shirwaynihi Beelaha Siwaaqroon ee ka dhacaayay Magaalada Baargaal ee gobolka Raascasayr waxa uu saaka ku furmay jawi wanaagsan waxaana halkaas laga soo jeediyay oo lagu dhawaaqay   gudiyo u adeega shacabka gobolka Raascasayr iyo Dagmada Laasasurad .

Gudiyadaas lagu dhawaaqay ayaa kala ah .

  • Gudiga siyaasada Gobolka Raascasayr iyo Dagmada Laasasurad
  • Gudiga Horumarinta waxbarashada
  • Gudiga horumarinta Caafiimaadka
  • Gudiga Horumarinta adeegyada Bulshada ee kale sida Wadooyinka ,Biyaha Iwm
  • Gudiga wacyi galinta Shacabka
  • Gudiga xalinta khilaafaadka .

Shirkaan ayay Ergooyinka Beelaha siwaaqroon ku lafa gurayaan sidi isbadal loogu smaayn lahaa deegaanada gobolka Raascasayr iyo Deegaanada Dagmada Laasasurad ee  ka tirsan gobolka Sanaag .

Shirkaan ayaa la filayaa inuu socdo Asbuucaan ka dibna gudiyadu ay u dhaqaaqaan hawlaha loo igmaday waxaa kaleeto oo ladhawrayaa soo dhisida maamulka gobolka Raascasayr iyo dagmooyinka hoos yimaada oo loo sameeyo golaha dageenka  .

La soco magacyada Dadka loo magacaabay Gudiyada .

Allcaseyr.net

Roma

3 Comments

Filed under NEWS

3 responses to “Shirweynaha Beelaha siwaaqroon oo maalinti labaad galay iyo gudiyo looga dhawaaqay

  1. Cabdirisaaq Nuux

    Waa OK, waxaan aad usii jeclaan lahaa in ay rumowdo riyada dhalinyarada Beesha.
    GUUUUUUL

  2. cali ismaciil

    aad aayaan ugu faraxsanahay howgalkaan waana soo dhawey wixii xageyga kaga aadan tahayna oo ah hoo iyo hiilba diyaar ayaan ula ahaey caseyrland thanks all brother

  3. waxaan aad ugu faraxsanahay in ay waxqabsadaan dadwaynaha ku nool G/Raascaseyr waxaan leeyahay ilaah haidiin fudayyo howasha aad haysaan Gudiwalbana ha uistaago hawlaha loo idmaday shirarkan halabadiyo oo yaan meesha looga tegin

    Guuul Guuuuuuuul Guuuuuuul

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s