Xaaladda qoysaskii ka barakacay Dhoobleey oo laga deerinayo

waxaa laga deerinayaa xaaladda qoysaskii ka barkacay degmada Dhoobleey ee gobolka Jubada hoose halkaasi oo ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadan Xarakda Mujaahidinta Al Shabaab iyo ciidamo uu hogaminayo Sheekh Axmed Madoobe.

Qoysas aad u farabadan oo ka barakacay degmada Dhoobleey ayaa iminka waxaa laga deerinayaa xaaladooda, iyagoo ku barkacay goobo horey ay abaaraha u saameeyeen halkaasi oo dadku ay aad uga haraadsan yihiin, waxaana dadku ay firxad ku galeen Xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya.

Haweeneey ka mid ah dadka ka barakacay degmada Dhoobleey ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa ay ku u mushay goobaha ay biyo la’aanta ka jirto taasi oo dhibaato balaaran u keentay haweenaydaasi iyo dadka barkacayaasha ah ee ka qaxay degmadaasi, waxaana qoysaskaasi ay ku baaqeen in la joojiyo madaafiicda lagu gaaracayo goobaha dadka rayidka ah ay ku noolyihiin.

Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee degmada Dhoobleey ayaa ugu baaqay qoysaskii ka barakacay degmadaasi inay dib u soo laabtaan iyagoo balan qaaday inay ka shaqayn doonaan nabad galyada degmada Dhoobleey.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s