Shirwaynaha Beelaha Siwaaqroon ee Baargaal oo saacadaha inagu soo aadan furmaaya

Shirwaynaha horumarinta Gobolka Raas casayr iyo Dagmada Laasasurad ee ka furmaya dagmada Baargaal ee gobolka Raascasayr ee ay isugu imaadeen Beelaha Siwaaqroon  .

Shirkaan ayaa ah mid ay beelaha Siwaaqroon kaga tashanayaan aayaha deegaanadooda waxa yimi oo maalmihi la soo dhaafay gaaray Baargaal ergooyinka Shirka ka qayb galaya oo ka kala socda dhamaan Beelaha Siwaaqroon waxayna kala yihiin .

Beesha :   Gahayle

Beesha : Daabuud

Beesha : Dhaadaar

Beesha : Yusuf Cawlyahan

Beesha : Yoonis cabdi samad

Beesha : Reer Carab

Beesha  Jibriil cawl yahan

Beesha : Ciise cawl yahan

Beesha : Haashin cawl yahan

Beesha :  Ibraahin cabdi samad

Beesha : Maxamud cabdisamad

Beesha : Liibaan cabdi samad

Beesha : Oday ma arke

Dhamaan ergooyinka shirka ka qayb gala ayaa hada jooga magaalada Baargaal waxaana la rajaynayaa inuu furmo Saacadaha inagu soo aadan

Shirkaan waxa la isaga yimi dhamaan daafaha dunida waxaana jooga siyaasiyiin ,isimo , aqoonyahano Ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee bulshada .

waxaa kale oo iyana ka soo qayb galay ururada dhalinyarada kuwa haweenka sida Casayrland Youth Union  ,   Raascasayr Women Organization , iyo ururo kale oo ka dhisan deegaanada gobolka Raascasayr iyo Dagmada Laasasurad ee gobolka Sanaag .

31/10/2010 ayay ahayd marki ay baaq ka soo saareen  shir ay ku yeesheen wadanka Sweden qaybo ka mid ah qurba joogta Beelaha siwaaqroon ee ku dhaqan wadamada Reer galbeedka waxana ka mid ahaa go,aamadaas  ay ka soo saareen shirkaas in deegaanada Dagmooyinka Baargaal iyo Caluule ay yihiin gobol , gobolkuna uu ka kooban yahay dagmooyinka kala ah Dagmada Taageer , Dagmada Muudiye , Dagmada Baargaal , Dagmada Bareeda ,Dagmada Caluula ,Dagmada Xaabbo , Dagmada Murcanyo iyo 54tuulo oo hoos yimaada dagmooyinkaas  gobolka magaciisuna yahay Raascasayr

Hadaba shirkaanka dhacaaya Baargaal  ayaa ah mid lagu yagleelaayo dhismaha maamulka Gobolka Raascasayr iyo horumarinta adeegyada bulshada deegaanada gobolka Raascasayr iyo Dagmada Laasa surad .

Allcaseyr.net

Roma

1 Comment

Filed under NEWS

One response to “Shirwaynaha Beelaha Siwaaqroon ee Baargaal oo saacadaha inagu soo aadan furmaaya

  1. eng cali

    masha alaah waansoo dhawaynaynaa shirkaanw axan rajeynayaa inay kasoo baxaan qaxbad wax ku oola , isla markaana lagu hormarinayo degaanka insha alaah <allcaseyr.net

    sawirada noogu dagaala insha alaah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s