Wasiirka Beeraha ee Dawlada Puntland Iyo Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee Golaha wakiilada puntland oo maanta booqday dhismaha Shirkada BARFISCO ( Sawiro )

ENG Maxamuud Saalax  Wasiirka Beeraha  iyo Waraabka  ee Dawlada Puntland oo Ka qaybgalaaya Shirka Beelaha Siwaaqroon  ee Ka dhacaaya Magaalada Baargaal ee gobolka Raascasayr  ayaa manta  booqashadiisii ugu horeysay ku tegay Xarunta Shirkada  Kaluunka iyo Koronta Baargaal (Barfisco )
Wasiirka Ayaa waxaa ku weheliyay Booqashada Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada Puntland Dr. Salaad Xareed Cali ,
Wasiirka ayaa Booqashadiisa waxay u Badnayd Beerta Shirkada , Taas oo  ay ku beeran yihiin Dhir kala duwan , sida  Timir , qumbe , zaytuun , Qasab , Caws iyo dhir kale oo  badan
Wasiirka ayaa kormeerkiisii looga waramay Dhibaatooyinka  hortaagan Beeraha Degaanka , Sida waraabka , Waxaa kale oo  uu wasiirku iyo gudoomiyuhuba ay kormeer ku tageen qaybaha ay ka kooban tahay shirkada kaluunka iyo korontada Baargaal
Maxamed Ibrahim Axmed
Allcaseyr.net
Baargaal

2 Comments

Filed under NEWS

2 responses to “Wasiirka Beeraha ee Dawlada Puntland Iyo Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee Golaha wakiilada puntland oo maanta booqday dhismaha Shirkada BARFISCO ( Sawiro )

  1. siwaaqroon has to move foreword ,and they do what ever that they can to build their land .Every place that in bare has build or they have been building except our beautiful siwaaqroon land and am asking you be a better than othersand help each otherand build your future home which is casayrland.

  2. cali siciid

    maa Shaalaah tabaaraka raxmaan
    aad iyo aad ayay u horomartay baargaal … ilaahow u siyaadi

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s