Qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka Raascasayr oo ku soo qulqulaya Magaalada Baargaal ee uu ka dhacaayo Shirwayanaha Beelaha Siwaaqroon

Waxaa ku soo qulqulaaya magaalada Baargaal qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Gobolka Raascasayr oo ay hormud u yihiin oday dhaqameedyada deegaanada gobolka Raascasayr ee Beelaha Siwaaqroon .

Shirkaan ayaa waxaa isugu yimi Siyaasiyiin , Isimo , Ganacsato , Aqoonyahano . gudiyada Ururada rayidka ah ee ka jira Gobolka Raascasayr  iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ee beelaha Siwaaqroon

Shirkaan ayaa waxa diirada lagu saarayaa sidi deegaanada gobolka Raascasayr loogu samayn lahaa Maamul ,iyo horumarinta adeegyada bulshada deegaanada gobolka .

Shalay ayaa waxaa soo gaaray xubno uu Hogaamiyaano Beeldaajaha Calbari Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin waftigaan uu hogaaminaayo ayaa waxaa ka mid ah xubno ka tirsan labada gole ee xukuumada Puntland .

Allcaseyr.net

Baargaal

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s