Ergadii Shirka Wadatashiga Horomarinta ee Beelaha Siwaakhroon oo Si heer sare ah loogu soo Dhaweeyay Dagmada Baargaal ee gobolka Raacasayr

Waxaa degmada baargaal  ee gobolka Raascasayr lagu soo dhaweeyay wafdi sare oo uu hogaaminaayo Beeldaaje Ismaacil Beeldaaje Yaasin iyo Suldaan Siciid Cali Maxamed,wafdigan waxaa ka mid ahaa wafdi kasocday labada gole ee puntlnad,wasiirka beeraha iyo waraabka puntland Eng Maxamuud saalax,G/X kowaad ee kolaha wakiilada puntland dr salaad Xareed Cali  Iyo Taliyaha Ciidamada gobolka Raascasayr Corneel maxamed xirsi Cumar Samatar.

Wafuudan ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay,yagoo halkaasi ay ku sugnaayeen wafuud sare oo kasoo horesay wafdigan.

Filo sawiro iyo warkii oo faahfaahsan goor dhaw.

8 Comments

Filed under NEWS

8 responses to “Ergadii Shirka Wadatashiga Horomarinta ee Beelaha Siwaakhroon oo Si heer sare ah loogu soo Dhaweeyay Dagmada Baargaal ee gobolka Raacasayr

  1. waxaan u maleynayaa dadka qora webkan inaysan xirfad xaga war bahintaa aanal laheyn waxaana ku dhalilayaa markay ka hadlayeen sida loogu soo dhoweyay ergadii shirka ka qaybgalaysay degmada bargaal waxay qoreen oo isticmalen laba arimood marna waxay dheheen bargaal oo ka tirsan gobalka bari mar kalena waxay dheheen bargaal oo ka mida gobalka rasi caseeyr marka waxan waxaa ka muuqda khalkhal xirfad la aan ah war degaanka haduu hore bari u hoos tagi jiray dee mantay waa gobal la yirahdo RAASCASEYR waxadna ogatan qofwalbiba magacuu la baxaa ayaa loogu yeraa qofkasta waxuu ku qanacsan yahay ugu yeer adeer anagu ku garamayno meshaad ka biyo cabeyso waa dadka webkan qora lakiin degaankaas waxaa la dhehaa RAASCAEYR ee ugu yeer sidaa hadii kale dee waxba ha ka qorin

  2. waxaan u maleynayaa dadka qora webkan inaysan xirfad xaga war bahintaa aanal laheyn waxaana ku dhalilayaa markay ka hadlayeen sida loogu soo dhoweyay ergadii shirka ka qaybgalaysay degmada bargaal waxay qoreen oo isticmalen laba arimood marna waxay dheheen bargaal oo ka tirsan gobalka bari mar kalena waxay dheheen bargaal oo ka mida gobalka rasi caseeyr marka waxan waxaa ka muuqda khalkhal xirfad la aan ah war degaanka haduu hore bari u hoos tagi jiray dee mantay waa gobal la yirahdo RAASCASEYR waxadna ogatan qofwalbiba magacuu la baxaa ayaa loogu yeraa qofkasta waxuu ku qanacsan yahay ugu yeer adeer anagu ku garamayno meshaad ka biyo cabeyso waa dadka webkan qora lakiin degaankaas waxaa la dhehaa RAASCAEYR ee ugu yeer sidaa hadii kale dee waxba ha ka qorin

  3. cirgujiye

    sawirada plz noo soo galiya si loo daawado <warkana ku dhaqsada webka waan ku xidhanahaye
    mahadsanadiiin

  4. walaalyaal waxaan idinka codsanayaain aad soogalisaan wabsdka wixii ku saabsan dalkeen ahooyo oo xaqiiqa ah

    waxaan ahay taageryaasha G/ka casayrlaan

    oo jooga magaalada Garoowe

    fadlan wixisawiro ah oou saabsan shirkaan oogaliya
    waxaan idiin rajaynayaa Guul
    mahasdanidiin

  5. waxaan salaamayaa shamaan shaqaalaha all caseyrlan meel kasta o ayjogaan waxaan leeyahay waad ku mahadsantihiin shaqada aal uhaysaan akhristayaasha xiisayya waraarka casayrlan
    waxaan ahy wil soomaliyeed oo kasoojeeda G/baargaal
    waxaan ku arkay warkhaldan oo ah waftiga kasocda labada Gole meesha baarlamaanka ah iska saxa fadlan
    mahadsanidiin

  6. where is the sawiradii kale mise waxay ahaayeen intaan oogali dadkii dhamaan kasoo qaygaley shirka siwaaqroon

  7. aad ban u salamayaa shaqalaha webkan shaqada ay hayaan waxaana oron lahaa waa inaad naga haqabtirtaan wolaha shirka ka dhacaya bargaal muqalo qurxoona ka soo diyarisan wadanka iyo dhamaan shirka jawigiisa guud
    waad mahadsan tihiin

  8. war qoladinan allcaseyr dee meesha sawiro badan soo galiya dadku ha arkeene waa maxay halkan sawir ee aad la wareegaysan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s