wafdigii horumarinta Gobolka Raascasayr oo Si heer Sare ah Loogu Soo Dhaweeyay degmada Baargaal(Daawo Sawiro)


Waxaa maanta magaalada baargaal lagu soo dhaweeyay waftigii qurbjoogta Deegaanad gobolka Raascasayr ,wafdigan oo usocday u kuurigalida xaaladaha guud ee gobalka ayaa maanta soo gaaray degmada baargaal ee gobalkaRaascasayr .

shacabwaynaha reer baargaal ayaa maanta si fiican oo heer sare u soo dhaweeyay wafdigan,waxayna dadwaynaha kaga hortageen degaanka xogaad oo ah meel aad uga fog magaalada baargaal.

Wafuuda ayaa lagu soo dhaweeyay baabuur kor u dhaafaysa 21 gaari oo ay lahaayeen dadwanaha reer baargaal ,shacabka ayaa ruxaayay caleemo cagaaran,wafdig ayaa loo gudbiyay hotelka looga diyaariyay in ka dagaan magaalada.

Wafuuda ayaa caawa la shiraya odayasha degaanka iyo qaybaha kale ee bulshada.

Dhanka kale waxaa yadana wafuurd heer sare oo ay hogaaminayaan xildhibaano iyo isimo ayaa kasoo kicitimaya degmada caluula iyo nawaaxigeeda,si ay uga qaybgalaan shirweynaha beelaha siwaaqroon oo ka dhicidoona magaalada baargaal 7-3-11 maalinimada isniinta ah.

Dhinca kale waxaa magaalada boosaaso iyo garooowe kasoo bixi doona wafuud sare kuwaas oo uu hogaaminayaan Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasin iyo suldaanSsiciid Cali Maxamed,wafuudaas waxaa ka mid ,xildhibaan salaad xareed cali daad,wasiirka beeraha puntland eng maxamuud saalax,wasiir ku xigeenka wasaarada diinta iyo awqaafta puntladn mudane cadoosh dable oo ah siyaasi kasoo jeeda degaanka baargaal.

allcaseyr.net

4 Comments

Filed under NEWS

4 responses to “wafdigii horumarinta Gobolka Raascasayr oo Si heer Sare ah Loogu Soo Dhaweeyay degmada Baargaal(Daawo Sawiro)

  1. woooow its very wonderful to see my people how they are ready for the change and insha alah the development will come soon,

  2. eng cali

    aad baan ugu faraxsanahay inaan arko in dadki bararugeen insha alaah waxaan rajeenayaa in ay wax miradhal ah kasoo baxaan shirkaasn .
    wax yar aan idin saxo suldaanka wiilkiisa ayaa xarigle la dhaha isaga naaneesta lama dhaho marka fadlan magac waa sidan suldan sacid cali maxamed

  3. to me is very proud to see my qabiil starting something that we have been waiting for come together us siwaaqroon .and something that united us as siwaaqroon and they realizing to build their land like any other tribe.moving for it better than doing nothing .from now on we are going to be defy to help our people and rebuild our generation place. this is good sing that we are going together and we will have strong community. and good people who are willing to contribute their people what am asking is to have all of us to think like tribe to build our home and we must help our people are straggling in bare.

    • waa bilow wanaagsan waxan leeyahay horey u socda oo ha naqodo kulankiinani mid keena arimo farxad galiya dadka degaanka iyo guud ahaan mandiqada idinka ayaa horumarinka degaankiina markaas ayaa cid kale wax idin ku dari kartaa maskax iyo aqoon garsho iyo muruqa hadii la isku geeyo waxaa hubaal ah in riyadiinu ay noqneyso mid rumowda waxaan hubaa intan oo qurbo joog ah iyo dadka degaanku hadi ay isku tagaan iyo siyaasiyiintu in gobalku horumaraayo dalna waxaa horumraiya dadkiiisa .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s