Gudiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo lagu so dhoweeyay magaalada xeebeedka tooxin

Waftiga Horumarinta Gobolka Raascasayr ayaa maantay waxa ay gaareen magaalo xeebeedka toxin ee gobolka  raascasayr  gudiga ayaa markay gaareen magaalada waxa si heersare ah oo aan loo kala harin u soo dhoweeyay dadwayne aad u badan kuwaaso ay ka muuqdeen shacuur iyo dareen aad u sareeya gudiga ayaa markay soo gareen magaalada waxa ay la hadleen dadwayne aad u farabadan iyaga oo sheegay in u jeedada ay u yimaadeen dalka ay tahay inay ka shaqeeyaan horumarka gobolka raascasayr  waftiga ayaa sidoo kale waxa ay shir la qaateen odayaasha , haweenka dhalinyarada iyo sidoo kale ganacsatada

Sidoo kale waftiga ayaa maantay galinkii dambe waxa ay gaareen magaalo beereedka sayn sidoo kale waxaa halkaas ay kala kulmeen soo dhowayn ay kala horyimaadeen dadka deegaanka

Isku soo wada duuboo Waftigaan oo ka tagay wadama dhowr ah ee qaarada yurub ayaa iyagu maalmahanba safari ku kala bixinayey qaybo ka mid ah gobolka raascasayr iyo waliba gobolka bari iyada oo ujeedada safarkoodu uu yahay inay ka qayb galaan shirwaynaha ka dhacaya degmada baargaal ee beelaha siwaaqroon

Mohamud Yusuf (Istuqeeye )

Allcaseyr.net

Tooxin

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s