Gudiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo lagu so dhoweeyay Dagmada Xaabbo

Waftiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo si heersare ah loogu soo dhoweeyay Dagmada Xaabo .  Waftiga ayaa waxaa si heersare ah u soo dhoweeyay dadwaynaha ku dhaqan Magaalo warshadeeda Xaabbo waxayna dadku gacmaha ku hayeen caleemo qoyan iyaga oo ku dhawaaqaayay soo dhowaada mudanayaal .

Waraysi uu la yeeshay Allcaseyr.net mid ka mid ah waftiga qurba joogta ee ka tagay cariga England  ayaa waxaa uu noo sheegay in si heer sare ah loogu soo dhoweeyay dhamaan deegaanada Gobolka Raascasayr .

Mar aan wax ka waydiinay ujeedada safarkooda ayuu yiri ; Waxaan u nimi sidi aan uga shaqayn  lahayn horumarinta Gobolka gaar ahaan kor u qaadida adeegyada bulshada sida hirgalinta Jaamacado , Xarumo waawayn oo daawayn ,sidoo kale waxaan shirar la yeelanaynaa qaybaha kala duwan ee dagmooyinka Gobolka ;

Isku soo wada duuboo waftigaan ayaa ku maraaya safaro dhamaan dagmooyinka iyo Tuulooyinka Gobolka Raascasayr

Allcaseyr .net

Nadiifo Cismaan siciid

Xaabbo

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s