Xoghayaha guud ee ururka dhalinyarada Casayrland Oo Ka Hadlay Dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho

Waxaa galabta isugu yimi hooyga kulanka dhalintacasayrland Casayrlandchat masuuliyiinta ururka dhalinyarada ee casayrland  kulankaan ayey waxa ay kaga hadleen dagaalada ka soconaya caasimada somaaliya ee muqdisho waxa ayna u sheegeen dhinacyada dagaalamaya inay joojiyaan dagaalka ay ku wadaan shacabka dhexdiisa  xogyaha guud ee ururka dhalinyarada casayrland Md: Burhaan Jaamc Yusuf ayaa sheegay in ay cambaaraynayaan dagaalada ku soo noqnoqnaya caasimada soomaaliya ee magaalada muqdisho isaga oo sidoo kale wax laga xumaado ku tilmaamay in shacabka soomaaliyeed oo ay la dageen abaaro dhaqaalo xumo in misna lagu dhex dagaalamo

Baaqani ay soo saareen ururka dhalinyarada casayrland ayey waxa ay si wada jir ah ugu dalbanayeen in xal laga gaaro dagaalada soo noqnoqnaya ee ka soconaya magaalada muqdisho

Eng abdalla mohamed mohamuud

Allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s