Magaalada Caluula oo ay ka dhacay mudaharaad looga soo horjeedo maamulka somalilan

Mudaharaad aad u balaaran ayaa Maanta Ka dhacay Caasimada gobolka raascasayr Ee caluula ,Banaan Baxaan  ayaa waxay Dadku Muujinayeen sida ay uga xun yihiin Dagaalada kasocda degaano ka  tirsan gobolka cayn


Mudaharaadkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Shacabka Magaalada caluula  ayagoo sheegay inay aad uga xun yihiin Xasuuqa ay Somaliland kawado Deegaanada Puntland ee Kalshaale Iyo Hagoogane, waa sida ay Hadalka u dhigeene. dadka banaanbaxa waday ayaa waxa ay socod ku soo mareen wadooyinka magaalada iyaga oo markii dambe iskuugu yimid airporka magaalada ee omer samatar airport

Waxaa ka soo qayb galay banan baxaan ardayda iskuulada Maglaada caluula iyo qayabah kal duwan ee bulshada .

mid ka mid ah mudaaharaadayaasha oo aan xiriir la samaynay ayaa sheegay in ay aad uga xunyihin waxa uu ku tilmaamay xasuuqa ay wado maamulka somaliland isaga oo sidoo kale ku eedeeyey maamulka puntland inay ka seexdeen wax qabadkii shacabka waa sida uu isagu hadalka u dhigaye

Eng abdalla Mohamed mohamuud

Allcaseyr.net



Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s