Ogaysiis Shirwaynaha Beelaha Siwaaqroon ee Magaalada Baargaal

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulsha waynta beelaha Siwaaqroon ee ku dhaqan dunida dacaladeeda inuu dhacaayo shirki Beelaha Siwaaqroon ,Shirkaan ayaa ka furmaaya Magaalo taariikheedka Baargaal  28ka bishaan .

Shirkaan ayay kaga arinsanayaan waxgaradka  beelaha Siwaaqroon sidi kor loogu qaadilahaa adeegyada bulshada Deegaanada  Gobolka Raascasayr  iyo wada tasho ku aadan xaaladaha Pl iyo guud ahaan xaalada cakiran ee Soomaaliya .

Waxaa ka soo qayb galaaya Isimo ,  Siyaasiyiin ,Aqoonyahano,  Ganacsato , Uururada haweenka , Ururada dhalinyarada , Ardayda Jaamacadaha , iyo  dhamaan qaybaha kale ee bulshada .

Waxaa sidoo kale lagu xoojinayaa oo lagu dhaqan galinayaa go,aamadi ka soo baxay shirki ay ku yeesheen wadanka  Sweden magaalada Vesteros qaybo ka mid ah qurba joogta Beelaha siwaaqroon  29-31/10/2010

Allcaseyr .net

Raxmo Siciid

Xarunta Gobolka Raascasyr Caluula

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s