Degmada Baargaal oo ay FAO Mashruuc ka Fulisay

Waxaa Xarunta Shirkada Kaluunka & korontada Baargaal Lagu Qabtay  Shir
Sanadeed looga warbixinaayo Waxqabadka Barafdhaliyaha Barafka Xashka
ee Hay’ada FAO Ka hirgalisay Degmada Baargaal

Shir sanadeedkan oo ay ka soo qaybgaleen  odayaasha Degmada ,
Ganacsatada , iyo Maamulka shirkada Barfisco oo aydu gacanta ku haysa
maamulka Barafdhaliyaha

Shir sanadeedkan ayaa waxaa khudbad dheer oo ku aadan waxqabadka
mudada halka sano ka soo jeediyay Maareeyaha Guud ee Shirkada Barfisco
Mudane Maxamed Muuse axmed oo tibaaxay hawsha baaxada leh ay qabteen
Mudadii Halka sano ahayd

Waxaa kaloo shirka looga hadlay , dhibaatooyinka hortaagan iyo sidii
loo Horumarin lahaa habka shaqada  barafdhaliyaha  ayadoo ay
ganacsatadu soo Bandhigtay hindiso ah in lasoo iibsho Barafdhaliye
Labaad si loo Daboolo Baahida Jirta .

Maxamed Ibrahim
Baargaal / Gobolka Bari

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s