Waxgaradka Gobolka Raascaseyr oo ugu baaqay soomaaliland inay ciidamadeeda kala noqoto Gobolka Cayn

Waxgaradka  gobolka Raascasayr  oo kulan ay yeesheen maanta ku cambaareeyay dagaalka gardarada ah ee ay ku soo qaadeen ciidamada Soomaaliland deegaanka Kalshaale oo ay halkaas ku xasuuqeen shacabki ku dhaqnaa deegaankaan .

Mid ka mid ah wax garadka halkaas isugu yimi oo ku hadlaayay afka nabadoonada gobolka raascasayr ayaa sheegay in kulankooda maanta ay ka soo saareen dhaleecayn ku aadan dagaalka kalshaale ee ciidamada Soomaaliland duulaanka ku soo qaadeen shacabka  halkaas dagan .

Waxaan leenahay ciidamadiina kala noqda deegaanadaaas waa deegaano uusan maamulkiinu xakumin waa ma ahan khasab in aad ku raadisaan dhul aydin lahayn kana feejignaada wixi xasilooni daro keeni kara .

Sidoo kale waxay ku eedeeyeen waxgaradki halkaas isugu yimi in maamulka Silaanyo uu arintaas wado waxaana leenahay dani kuuguma jirto ee ciidamadaada kala noqo .

Allcaseyr.net

Raxmo Siciid

Caluula

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s