Wafdigan ayaa kasoo ambaxay dalka Uk iyo Dalka denmarka,ayaa subaxnimadii maanta soo gaaray garoonka diyaaradaha magaalada boosaaso. halkaas ay kusoo dhaweeyeen dadwayne farabadan oo oo lulaya caleemo cagaaran iyo qaar ka mid ah wafdiga sawiradooda.
Wafdigan ayaa lagusoo dhaweeyay baabuur kor u dhaafaysaa 100,wafdiga ayaa loogu gudbiyay hoyga looga diyaariyay magaalada boosaaso.
Wafdiga ayaa la filayaa caawa in u gudbaan dhinaca caasimada gobalka raascasayr ee caluula.
Wixii warar soo kordha kala soco allcaseyr.net
Advertisements