Mudaharaad ka dhacay Magaalada Firenze ee wadanka talyaaniga oo ay soomaalida ku dhaqan halkaas kaga soo horjeedaan Go,aanka Nuur cadde (Sawiro )

Mudaharaad aad u balaadhan ayaa saaka waxa uu ka dhacay wadanka Talyaaniga gaar ahaan casimada Gobolka Florenza ee Firenze Mudaharaadkaas oo ay soo abaabuleen Bulshada somaliyeed  ee ku dhaqan wadanka talyaaniga fasaxna ka soo qaateen Polize ka talyaaniga in loo ogolaado  maalin ay ku muujiyaan shucuurtooda kaas oo ula jeedadiisu ahayd sida la wada ogsoon yahay Talyaanigu wuxuu ka mid yahay wadamada Europe ee magan gelyada siiya somalida ka soo cararay wadankoodii waxaase uu Europe uu kaga duwan yahay ma Gacan qabto talyaanigu somalida ee waxa uu siiyaa sharci ay ka siman yihiin Europe oo la dhaho Titola di Viago ama Travel ducoment
iyadoo ay shacabka somaliyeed ku qanacsanayeen nolol la,aanta wadanka talyaniga madama ay muhiimadu tahay sharci safar taasna uu u ogolaa ayaa waxaa dhacday in Roma dib loga furay safaaradii somalia ee 20 sano xidhnayd halkaasna safiir looga dhigay nuur cade.
safiir nuur cade ayaa Dowlada talyaaniga u bandhigay mashruuc uu ku raadinayo ganacsi heshiisna kula galay Questura di Roma in laga Joojiya somalida sharciga talyaaniga oo Passport somali ah loo saaro Deganaansho Talyaani ah taas oo xanibaad wayn ku keentay somalidii halkaa ku dhaqnayd sababtoo waa xabsi horleh oo talyani mooyee aan qofku dhaq dhaqaaq kale uusan samayn karin
sidaa darteed ayay somalidii waxay ay ka soo hor jeesteen arinkaa uu nuur cade ku dhaqmay isagoo tix gelinaya rabitaankiisa oo ah in laga gato Passportiga somaliga ah ee uu san tix gelin rabitanka umadiisa Maanta ayaa waxaa isu soo baxay ilaa 400 oo qof o somali ah kuwaas oo ku soo wareegay xafiis yada dowlada talyaaniga ah iyagoo ku hal qabsanayay
ABBIAMO IL DIRITTO DI EVERE IL TITOLO DI VIAGO
VOGLIAMO IL TITOLO DI VIAGO
VOLIAMO LIBERTO etc…. oo ah waxaa doonaynaa sharciga safarka ee aan xaq u leenahay waxaan doonaynaa xornimo somalia 20 sano dowad ma laha waxan xaq u leenahay ina helno waxaa markii dambe u yimi taliya Carabineiri ee gobolka Firenze isagoo balan qaaday in jawaab deg deg loo keeni doono ayna tihiin Qoxoonti talyaani wadankana ay ka helayaan waxay xaq u leeyihiin

 

BY Mukhtaan Abdulaahi Yusuf

xafiiska Talyaaniga  wararka ee webka allcaseyr.net



 

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s