Sargaal Sare oo Katirsanaa Somaliland Oo Tikniko iyo Ciidan lasoo goostay

Sargaal sare oo kasoo jeeda Deegaanada Kalshaale.Axmed Maxamed Aadam (Dalbac) oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidanka Somaliland ayaa maanta sheegay inuu ka baxay ciidanka Somaliland. Sarkaalkan ayaa ku sababeeyey inuu kasoo goosto ciidanka Somaliland isagoo ku qanci waayey sida ciidanku uu uga hawlgalay deegaanka Kalshaale.

sarkaalkani oo lagu Magacaabo Col Axmed Maxamed Aadan Dalbac ayaa lasoo Goostay Gawaari Gaaraysa Ilaa 8 Gaari ayadoona aan ilaa hada lagaranayn Tirada Ciidanka uu wato.

waxaana Cornaylku sheegay in ay somaliland isaga soo baxeen isaga Iyo Ciidamadiisu kadib markii ay u adkaysan waayeen, dhibaatooyinka ay Ciidamda Somaliland ku-hayaan dadka shacabka ah ee Goboladda sool, sanaag, iyo cayn, iyagoo dhowaan dad shacab ah ku xasuuqay deegaanka kalshaale, sida uu hadalka u dhiagay.

Sargaal kaan iyo Ciidankiisa ayaa waxaa aad usoo dhaweeyay Shacabka Deegaana Sool, Sanaag, Iyo Cayn.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s