Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo la casriyeeyay (Sawiro )

Shirkadda gacanta ku haysa amniga iy casriyeynta garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee SKA ayaa maanta shir jaraa`id ay kaga hadleyso waxqabadkeeda garoonka iyo qalab cusub oo lagu soo siyaadiyay ku qabatay gudaha garoonna Aadan Cadde Airport.
Martin Pill oo ah madaxa shirkadda ayaa sheegay in ay bilaabeen adeegsiga qalab casri ah kaasoo fududeynaya howlaha shaqo ee garoonka, waxaana uu sheegay in soo wadaan qalab kale oo dheeraad ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis 10-sano ah la gashay shirkadda SKA sanadkii eynu soo dhaafnay ee 2010, waxaana ay qaabilsan tahay dhamaan howlaha garoonka diyaaradaha.

Qalabka maanta saxaafadda loo soo bandhigay ayaa isugu jira kuwa lagu baaro bagaashka, gaadiidka yar-yar ee diyaaradaha looga adeego iyo qalabka amaanta ee rakaabka lagu baaro.

Xigasho calanka.com

Allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s