Bulshada ku dhaqan Magaalada Caluula oo biyo la,aan baahsani soo food saartay

Bulshada ku dhaqan magaalada Caluule ee caasumada gobolka Raascasayr ayaa waxaa la so gudboonaatay biyo la,aan daran . Biyo la,aantaan ayaa imaanaysa ka gadaal marki ay roobab ka da,ay Magaalada Caluule ay wax yeelo u gaysteen ceelki waraabin jiray magaalada .

Hadaba waxay ka codsanayaan bulsha waynta reer Caluule   qurbajoogta ka soo jeeda deegaanka  iyo hay adaha samafalka in lala soo gaaro kaalmo caawinaad oo ah samynta ceelka iyo matoorki biyaha soo saari jiray .

Idiris Makiinad

Allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s