Xildhibaan Cali Cismaan Diinsoor: Puntland waxa ay iibsatay Jasiirada Saqadara

qaar ka mid ah xildhibaanada dawlada kmg ee soomaaliya ayaa eedayn dusha uga tuuray  maamulka puntland ee uu hogaamiyo faroole in ay ka iibsatay dawlada yamen jaziirada suqadara  tiro ka mid ah xildhibaanada soomaaliya ayaa  sheegay in ay heleen xog u aadan ariintaasi isla markaan ay haatan baarayaan sida dowlada Puntland ay u iibisay Jasiiradaan suqadara Xildhibaan Cali Cismaan Diinsoor oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowlad gobaleedka Puntland in ay iibisay jaziirada oo ka mid ah soomaaliya dhowaan ayey ahayd markii dawlada soomaaliya ay dacwad u gudbisay qaramada midoobe  taasoo ay ku sheeganayso lahaanshaha jaziirada suqadara
Cali Cismaan Diinsoor oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa tilmaamay in Jasiiradaan ay markii hore deganaan jireen dad Ingiriis ah.
Waxa uuna tilmaamay in ay haatan ka warheleen in jasiiradaasi laga iibiyay dowlada yamen  isla markaana ay ka iibisay dowlada Puntland.
Hadalkaan ka soo yeeray mudanahaan ka tirsan baarlmaanka KMG Soomaaliya ayaa waxa uu imaanayaa xili dowlada Puntland ay sheegtay in ay xiriirka u jartay dowlada FKMG Soomaaliyau dhex taal biyaha u dhexaysa soomaaliya iyo yamen

eng abdalla mohamed mohamuud
dorogbo5@hotmail.com
allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s