Booliska Bosaaso oo la wareegay Guryo la sheegay in ay deganayeen dad geysan jirey falalka amaan darrada

Ciidamada amaanka ee magaalada Bosaaso ayaa la wareegay guryo la sheegay in ay deganayeen dad geysan jirey falal ka dhan amaanka. Taliye kuxigeenka qaybta Booliska gobolka Bari Col.Cawil Axmed Jaamac oo wareysi siinayay warbaahinta ayaa sheegay in ay la wareegeen ilaa 7-guri oo ku yaalla magaalada kaas oo uu sheegay in ay deganayeen dad falal ka dhan ah nabadgalyada geysan jirey.

Wuxuu sheegay in guryaha ay calaamedeyeen isla markaana dadkii iska leh aan kireyn karin,wuxuuna tilmaamay in maxkamada ay u gudbin doonaan oo go’aan kasoo saari doonaan. Howlgalkaan ayaa noqonaaya kii ugu horeeyey ay Ciidamada amaanka Bosaaso sameyaan isla markaana la wareegaan guryo ay ku eedeyeen in ay deganayeen dad geysan jirey falalka ka dhanka amniga.

Sanadkii tegay ayaa waxaa magaalada Bosaaso ka dhacay falal isugu jira dilal iyo qaraxyo,waxaana la diley Siyaasiyin iyo dad shacab ah.

allcaseyr

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s