R/wasaare Farmaajo oo soo gaaray dalka Talyaaniga

R/wasaaraha soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo  iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta  soo gaaray dalka Talyaaniga .

R/wasaaraha iyo waftigiisa ayaa ka soo dagay maanta gagida diyaaradaha Fiumicino Aeroporto di Roma halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen madax ka socota dawlada talyaaniga ayna la qaateen wada hadalo .

Waxa ay kulamo la qaadan doonaan maalinta bari ah R/wasaare Farmaajo iyo waftigiisu R/wasaare  Silvio Berlusconi iyo madax kale oo ka tirsan dawlada Talyaaniga .

Idiris Makiinad dooxajoog

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s