Maakhir State iyo Puntland waa Lama Maamul Goboleed [Dhegayso]

Madaxwaynaha Maamulka Maakhir State Coll Halyay Jibriil Cali Salaad oo ah Ninkii Bixiyya Taariikhda inta la hayo Magaca Hana qaaday ee Maakhir ayaa Waraysi siiyay Idaacada SPR ee Fadhigeedu yahay Magaalada Dhahar ee Hayland, waraysigiisa ayuu ku sheegay inuu Boodhka dib uga Jafayaan Arimo Yar Yar oo ka dhiman Maamulkiisa, waxa uu Cara baabay in Maakhir State uu Yahya Maamul la siman PL isla markaana ay Daris Yihiin PL iyo Somaliland, Sidoo kale Coll-ka ayaa xusay inuu dhawaan Isku Shaandhaynayo Golihii Wasiirada, Jibriil ayaa eedeeyay Kooxo Yar  oo xusay inay Lugaha ahayaan Maamulkiisa sidoo kale Shirkii qurba Joogta Maakhir ee USA ayuu Iska Fogeeyay inuu waxba ka Ogayn.

[Dhegayso Waraysi Xasaasi]

Codka Xigasho Radio SPR

Isku duba Ridka  Jama Feyte

Xigasho Galgalanews

Allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s