Burcad badeeda Soomaaliyeed oo qabsaday markab laga lee yahay Vietnam

Burcad badeeda soomaaliyeed ee ka qawlaysata bada soomaaliya iyo badaha caalamiga ah  ayaa afduub u gaystay markab laga lee yahay dalkaVietnam .

Markab kaan aya alagu bagacaabaa MV HOANG SON SAN waxa ayna ka soo qabsadeen meel aad uyga fog bada soomaaliya .

Markabkaan ayaa lagu soo waramayaa shaqaalaha saarani in ay tiradoodu gaarayso 24 qof waxa ayna ka soo wada jeedaan dalka Vietnam

Burcad badeeda soomaaliyeed ayaa aad u xoojiyay ayaamahan qawlaysigooda ay ku qabsanayaan maraakiibta ku goosha bada soomaaliya iyo tan caalamiga ah waxa ayna qabsadeen bishaan gudaheeda maraakiib tiro badan .

Idiris Makiinad dooxajoog

Allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s