Burcad badeeda soomaaliyeed ayaa maanta qabsaday markab laga lee yahay dalka South Korea , burcad badeeda ayaa ka soo qafaashay markabkaan meel xeebaha dalka Cumaan u jirta 350 meyl .
Shaqaalaha saaran markabka ayaa tiradoodu tahay 21 qof oo u kala dhashay ,Kuuriyada Koonfureed
Indonesia, iyo Myanmar .
Waxaa lagu magacaabaa markabkaan ay maanta afduubteen burcad badeeda soomaaliyeed MV SAMHO JEWELRY waxa uuna siday kiimiko ,
Allcaseyr.net
Idiris Makiinad dooxajoog
Advertisements