Cismaan diyaano oo geeriyooday

Wararka aan ka helayno Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas uu ku geriyooday Maanta Cismaan Cabdulaahi oo loo yaqaanay Cismaan diyaano islamarkaasna aha sarkaal sare oo ka tirsanaan jiray Puntland mudadii ay soo jirtay. Marxuumka ayaa u geeriyooday xanuun dhinaca beerka sh sida la sheegay kasoo mudooyinkii danbe uu u yiilay Cusbitaal ku yaala Magaalada Nairobi. Waxa socda diyaargarow loogu jiro aaska marxuumka kasoo sida la sheegay ka dhacaya dhinaca Degaanada Puntland. Cismaan Diyaano mudooyinkii danbe wuxuu madax ka ahaa PISta oo ah Hay´ad dhinaca puntland u qaabilsan la dagaalanka argagaxisada islamarkaansa xiriir la leh sirdoonka Mareykanka. Mudooyinkii marxuumka uu madaxda ka ahaa PISta waxa jiray waxyaabo badan oo ahaa khaladaad iyo eedaymo la xiriiray shaqadii uu hayay tasoo ka imaaneysay dhinaca shacabka Puntland.

Allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s