Mohamud Amoore oo somalida cairo ruxay sanadka cusub *2011 daawo sawiro

Fanaanka  da`da yar  mohamuud ali (Mohamuud Amoore ) ayaa caasimadda dalka egypt ee qahira kula dabaaldegtay sanadka cusub *2011* soomaalida ku nool masar , waxaana xaflada uu qabtay habeenkaas uu  kusoo bandhigay heeso iyo wacdaro  soo jiitay dadweynaha
Qaar ka mid ah dadweynaha soo xaadiray xafladaasi oo u waramay shabakadda all caseyr.net ayaa sheegay in ay aad ugu qanacsanaayeen barnaamijkii uu u soo bandhigay fanaanka da,da yar ee mohamuud amoore kusoo bandhigay masraxa ee isugu jiray heeso macaan iyo ciyaar wanaagsan.
waxaa sidoo kale  kala qaybgalaya fanaaniin  badan oo iskugu jiro hablo iyo ragba waxaana halkaas lagu bandhigay heeso ay ka mid ahaayeen  kuwa wadani ah

si kastaba ha ahaate xafladaan ayaa ahayd mid ay soo wada dhoweeyeen shacabka sahacabka ku nool dalka masar aadna ula riyaaqeen

eng abdalla mohamed mohamuud
cairo
beeldaaje_aou@hotmail.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s