Xulka gobolka Banaadir oo noqday horyaalka sanadka gobolada Soomaaliya

Waxaa maanta dhacday cayaarti finalka ee cayaaraha gobolada somaaliya ee ka dhacayay Garoowe waxaana wada  cayaarayay labada xul ee isugu soo haray finalka Banaadir VS Bari .banaadir

Cayaarta ayaa ku bilaabatay si xamaasad leh waxayna ahayd cayaar aad u xiiso badan oo ay indhaha ku hayeen dhamaan dad waynaha somaaliyeed .

Qaybti hore ee cayaarta ayaa daqiiqadihi u horeeyay waxaa gool keensatay Banaadir waxaana lagu kala nastay gool iyo waxba , isu soo noqoshadi ayay bari ku dadaashay in ay la timaado goolka bareejada lakiin waa u suuro gali waysay in ay shabaqa Banaadir taabato waxayna cayaartu ku soo dhamaatay 1-0 waxayna halkaas guushu ku raacday oo noqday horyaalka sanadka gobolada somaaliya xulki gobolka Banaadir .

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad Dooxajoog

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s