Xulka Gobolka bari oo u soo baxay finalka Ciyaaraha gobolada somalia ee kasocda Garowe

Ciyaartoyga gobolka Bari ayaa galabta ciyaartii semi finalka ay la dheeleen gobolka J/hose waxa ay ku soo bandhigeen

ciyaar si weyn uga farxisay taageerayaashi gobolka Bari ,Ciyaartoyda gobolka Bari ayaa  u muuqday kuwo si weyn

uga itaal raan kooxdii J/hoose ee ay la dheelayeen,waxaana taasi  ayka muuqatay weerarada  joogtada ah ee ay ciyaartoyda gobolka ku hayeen gobolka J/hoose taas oo u diiday ciyaartoyda jubada  hoose in ay bareejeeyan amasa ka badshaan gobolka Bari.

Ciyaartoyda J/hoose oo dad badani uu saadaalinayeen in ay Bari raacin  doonan gobolka Nugaal ayay fajac  ku noqotay natiijada ciyaartan ,waxana iminka indhuhu aadeen dhankaa iyo ciyaarta finalka ee taas oo ay ku tartami doonan gobolka Banaadir iyo gobolka Bari

Hadaba akhristayaasha sida tooska ah  u la socday ciyaarta waxa ay fikradooda ku aadan cida ay u malaynayaan  in ay koobka qaadi doonto ka dhiiban karaan hoos

Gudoomiyaha gobolka Bari Sheekh Cabdi Xaafid ayaa si weyn ugu hambal yeeyay ciyaartoyda gobolka Bari

waxana uu sheegay inuu rajaynayo in  koobka loo soo qaadi doono dhinaca Bar

Allcaseyr.net

 

Leave a comment

Filed under NEWS, SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s