Bari oo ku tumatay Baay una soo baxday Semi Final-ka

Waxaa wada cayaaray maanta labada gobol ee kala ah Bari VS Baay waxayna cayaartu ku bilaabatay si xamaasad leh waxaa goolka kowaad keensatday xulka Baay balse daqiiqado ka dib ayay cayaartooydi gobolka Bari la yimaadeen goolka bareejada gobolka Baay ayaa dhaliyay mar kale gooshoodi labaad balse isla sidii hore ayaa laga daba keenay waxaana lagu kala nastay qaybti hore ee cayaarta 2-2

Isu  soo noqoshadi ayaa labada kooxoodba waxay dadaal u galeen in mid walbi ay badiso Bari ayaa dhaliyay gooshi badinta halkaasna ugu soo baxay semo finalka cayaaraha gobolada somaaliya waxayna ku soo gabagabawday 3-2

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad dooxajoog

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s