War dagdag ah Qaran Malaysia oo la dhacay

Xawaalada Qaran xafiskeeda Wadanka Malaysia ayaa waxaa soo galay  dhalinyaro isugu jirta Somaali iyo Carab kuwaas oo ka fuliyay fal burcadnimo .

Waxay horay u soo galeen xafiiska waxayna waydiyeen masuulki fadhiyay qaybta lacag baarista in uu lacag u baaro ka dib marki uu gudo galay hawshiIsi ayay bir wayn madaxa kala dhaceen ,

Waxay sheegayaan wararku in mudo yar ka dib loola cararay Hospital masuulki halkaas fadhiyay ka gadaal marki ay burcadu soo gaarsiisay dhaawac daran waxana lagu arkayay xafiiska in dhig qulqulayay .

Burcada ayaa qaadatay Laptoobki  xafiiska ee loogu shaqaynaayay xawaalada iyo lacagti xawaaladu ku shaqaynaysay  ,xawaalada qaran ayaa ku taalada Kuala Lumpur ee caasumada Malaysia gaar ahaan xaafada Taman Maalati .

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad Dooxajoog

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s