Golaha amaanka oo ogolaaday in la kordhiyo ciidamada Amison ee jooga Muqdisho

War ka soo baxay golaha qaramada midoobay ayaa sheegaaya  in la ansixiyay in la geeyo magaalada Muqdisho 4.000 oo ciidamada Amison ah oo lagu kordhinayo  ciidamadi horay uga joogay Amison magaalada muqdisho oo uu horay cadadkoodu u ahaa 8,000 .

Ansixintaan ka soo baxday golaha amaanka ee ah in lagu daro cidamada Amison 4,000  ayaa imaanaysa iyadoo ayaamahan ay guulo ka sheeganayeen ciidamada dawlada iyo kuwa Amison dagaaladi ku dhex maray iyaga iyo Alshabaab qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho .

Tirada guud ee ciidamada ayaa noqonaysa marka ay Afartaan ku soo gaaraan  Muqdisho 12,000 ,

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad Dooxajoog

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s