Ciidamadi ka dagaalamayey Galgala oo ka soo laabtay

Waxaa maanta lagu soo dhoweeyay ciidamo fara badan oo ah kuwo ka dagaalamayay magaalada Galgala  waxaana ka qayb galay soo dhowayntooda madaxwaynaha MGPL iyo qaybo ka mid ah golihiisa wasiirada .

Madaxwaynaha PL ayaa ugu mahadceliyay ciidamada sida wanaagsan ee ay usoo afjareen maleeshiyaadki uu horkacayay Shiikh Atam ee isku urursaday buuraleeyda Galgala.

Waxaa halkaas ka hadlay taliye ku xigeenka ciidanka daraawiishta PL oo isagu hogaaminayay ciidamadi maanta lagu soo dhoweeyay waxa uuna yiri ; halki aan tagnay waxay ahayd goob aad u qalafsan oo dhib badan .

Ka dib  ayaa loo horkacay ciidamadi gudaha magaalada Garoowe halkaas oo ay shacabka ku dhaqan Garoowe ku soo dhoweeyeen caleemo qoyan  halka kuwo kalena ay ruxayeen calanka MGPL .

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad Dooxajoog

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s