Cayaarihi maanta ka dhacay Garoonka Mire awaare

ciyaarahaWaxaa maanta wada cayaaray kooxaha kala ah Jubbada hoose VS Galguduud iyo Nugaal VS Hiiraan .

Cayaarti hore ayaa ahayd tan dhex maraysay Jubbada hoose VS Galguduud waxayna ku bilaabatay cayaartu si carcari ka muuqato labada kooxoodba  xulki ka socday Jubbada hoose ayaa cayaarta qaybteedi hore ee cayaarta ku hubsaday shabaqa cayaartoodta Galguduud Laba gool waxayna ku kala nasteen qaybtii hore labo iyo waxba .

Isu soo nasasho ka dib waxaa lagu soo laabtay cayaarti waxaayna Galguduudi keensatay gool  goolki raja beelida ayay dhamaadki cayaarta dhaliyeen kooxda Jubbada hoose waxayna ku soo gabagabawday 3-1

Cayaarti labaad ee maanta dhacday ayaa waxay dhex maraysay Nugaal VS Hiiraan  cayaartan  waxay ahayd mid goolal badan la kala dhaliyay waxayna ku soo gabagabawday  4-3 waxayna halkaas guushu ku raacday  Nugaal .

Kala soco allcaseyr.net faaqidaada cayaaraha

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad Dooxajoog

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s