Siyaasi Faarax Fuqyare oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay wadanka UAE

Waxaa lagu soo dhoweeyay wadanka Imaaraadka  magaaladiisa Dubia  siyaasi Faarax Fuqyare oo  ka anba baxay wadanka England safarkaas oo uu ku wajahan yahay soomaaliya gaar ahan PL .

Waxaa ku soo dhoweeyay gagida diyaaradaha  ee Dubai dad far badan oo  halkaas  ku sugayay nasasho yar ka dibna waxa loo sii waday halki uu ka dagi lah magaalada inta uu joogaayo .

Siyaasi Faarax Fuqyare ayaa wax uu u sharaxnaa sanadkaan jagada R/wasaarenimo ee soomaaliya  waana ruug cadaa siyaasadeed oo ka soo shaqeeyay dawladi Maxamed Siyad Barre,

Waxaa ka mid ahaa dadki halkaas ku soo dhoweeyay siyaasiga

Ex wasiir    Cabdiraxmaan Bangax
Maxaamud Saciid (Macaw)
DR              Axmed Indhataag
cali Saalax Guuleed
Riyaad Siciid Saalax

Cabdirisaaq Cali Bulxan
Jamac Dhega cade
Maxamud Cal

Intisaar Saciid Saalax
Fadumo Liibiya

Waxa uuna uga warbixiyay mudane Faarax dadki halkaas ku soo dhoweeyay shirki ka dhacay wadanka Sweden ee ay isugu yimaadeen qaybo ka mid ah qurba joogta ka soo jeeda gobolka Raascaseyr lagagana arinsanayay ka shaqaynta horumarinta gobolka .

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s