Sanaag oo ka badisay Baay Shabeelada dhexe oo ka adkaatay Jubbada dhexe

ciyaarahaWaxaa maanta ka dhacday garoonka cayaarta ee Mire awaare ee ay ka socdaan cayaaraha gobolada somaaliya cayaaro aad u xiiso badan waxna wada cayaaray kooxaha kala ah Sanaag VS Baay Shabeelada dhexe VS Jubbada dhexe waxaayna ka kala tirsan yihiin afartaan gobol Group C iyo D .

Waxay ahayd cayaarti hore ee dhacday Shabeelada dhexe VS Jubbada dhexe qaybti hore ee cayaarta ayaa wax gool dhashaday xulka jubbada dhexe waxana lagu kala nastay halkaas gool iyo waxba  ,

Qaybti dabme ayay Shabeelada dhexe soo bandhigtay wacdaro waxaana u suuro gashay inay keensadaan laba gool sidaas ayayna ugu badiyeen  xulki ka socday gobolka Jubbada dhexe.

Cayaarta labad ayaa waxy dhex martay Sanaag VS Baay waxa ay ku bilaabatay cayaartu dardar ay ku gacansarayso Baay qaybti hore ee cayaarta ayay cayaartooyta gobolka Baay dhaliyeen gool sidaas ayayna ku kala nasteen .

Isu soo noqodki ayay Sanag wax ka badashay cayaarteedi hore waxayna la wareegtay maamulida banooniga  waxayna keensatay goolki bareejada goor cayartu socoto mudo , gabagabadii cayaarta ayay Sanaag dhalisay goolkeeda guusha halkaasna waxaa is qabsaday sawaxanki taageerayaashi xulka gobolka sanaag .

Kala soco Allcaseyr.net faaqidaada cayarah gobolada soomaaliya  ee ka socda garoonka Mire awaare ee magalad Garoowe.

Allcaseyr.net

Idiris Makiinad

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s